Maanta ayaa dabdemiska maamulka Somaliland sheegeen inay eryeen dhalinyar shaqaale oo ay sheegeen in lagu qabtey qaad iyo sigaar oo noqotey arin lagu qoslo. Waxa hadda cadaatey in dhalintaa waqtiga looga ciyaaray. Waxay sheegeen in hab qayaaladeysan loo eryay ee ayna shaqo ku lahayn shaqadooda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS