X

Qadar oo taageertay hawlgalka Turkigu ka wado Suuriya

Dawlada Qadar ayaa taageertay hawlgalka Turkigu ka wado Bariga Suuriya halkaas oo ciidamada Turkigu soo galeen magaalooyin ku yaala xadka ayagoo baacsanaya Kurdiyiinta daacada Ka ah la dagaalana Wahaabiyada Daacish ee Sucuudigu taageero.


“Turkigu muddo ayuu isku dayay in la xaliyo koox gooni goosadka oo Kurdiyiina oo rabtabinau dhul balaadhsi Ka samaysto Bariga Suuriya ayagoo dhulka badankiisa ay leeyihiin Carab ayuu yiri wasiirka arimaha dibedda Qadar.

Waxa kale oo jirta in wada shaqayn Ka dhacayn lahayd Turkiga iyo Maraykanka ay iyadna fashilantey taas oo keeni lahayd in Kurdiyiinta laga fogeeyo xadka ayuu raaciyay.


Si kastaba ha ahaatee waxa la saadaalin Karin in Erduqaan hore u sii socdo Isla markaaba isku dhacaan ciidanka Suuriya ee iyagu dalkooda jooga. Kurdiyiinta ayaa rabay inay Kala jaraan Suuriya riyadaas oo Yuhuudu wadateu ayaa fashilantey hadda.

Waxa dadka badankiisu naceen maleeshiyada Akhwaan muslimiinta ee Erduqaan wato taas oo aan Rabin inay daacad u noqdaan dalka Suuriya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.