X

Qalabka dhismaha oo degmada Hargeysa soo iibsatay iyo xaaska Siilaanyo oo ka hadashay

Waxa manta magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyay qalabka dhismaha wadooyinka oo degmada Hargeysa ka sooniibsatay Itoobiya. Qaybtan ayaa ah qaybteedii labaad. Hargeysa ayaa awoodey in ay soo iibsato qalab dhismeed taas oo magaalooyinka su’aalo iska waydiinayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.