Qalabkii lagu hagayay diyaarada hawada Somaliya oo la rakibey xilli dawlada la soo wareegayso hawadeeda oo laga dhistey guryo qaaliya lagana samaystey mashaariicyo qaaliya.
Qalabkan oo dhowaan la keenay Garoonka Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu dhowaan howlgalo iyadoo maamulka hawada Soomaaliya lagu wareejinayo dawladda Soomaaliya dhammaadka sanadkan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS