X

Qaramada Midoobey oo ku sii giijisay cunaqabataynta saaran Somaliya yaase ka aamusay

Qaramada Midoobey ayaa ku sii giijisay cunaqabataynta hubka ee saaran Somaliya. Wadamada uu uGu horeeyo Ingiriiska, Faransiiska iyo Maraykanka ayaa iyagu farta u taagey in lagu sii giijiyo cunaqataynta hubka ee saran.



Wadamada ka aamusey in la sii wado cunaqabataynta hubka ee saran waxa ka mida Ruushka, Shiinaha, Masar iyo Botuswana oo iyagu aamusan in Somaliya loo heshiiyay sii waxa hadda ka jira ay ku sii jirto.



Inta taageersan in la sii wado cunaqabataynta ayaa sheegay in gudiga ilaalinta cunaqabataynta oo lagu eedeeyay inay ku milmeen siyaasada Somaliya ay soo gudbiyaan warbixin kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.