X

Qaramada midoobey oo sheegtay xilliga ciidamada Kiiniya la saarayo

Qaramada midoobey ayaa sheegtay xilliga ciidamada Kiiniya laga saarayo magaalada Kismaayo laguna celinayo dalkooda. Ciidamadan oo wata Axmed Madoobe ayaa dalka soo galay 7 sano kahor kadib loo qorey biil kadib markii ay xamili kari waayeen culuska milatari.



Qaramada midoobey ayaa shaacisay in arintan ay ka mid tahay qorshaha Somaliya looga saarayo dhamaan ciidanka Amisom ee mudada dheer ku sugnaa dalka.

Amisom ayaa ka sokow dagaalka ay uga sifeeyeen argagixisada dalka waxay ka faaiideystaan haweenka Somaliyeed ee dhibaateysan ayagoo galmo ugu bedela raashin.



Qaramada midoobey ayaa hadda u qorsheysay in 20 Diisambar ee sanada 2020 laga saaro ciidanka Kiiniya magaalada Kismaayo iyo aagaga u dhow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.