Burco-Araabinews--Qarax aan la garanayn waxa sababay ayaa ka dhacay magaalada Burco ee gobolka Togdheer xaafada Octoober. Qaraxan oo ka dhacay goob qashin yaalay ayaan la garanayn waxa sababay iyo ciidanka booliiska oo ka hadlay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS