X

Qarax markale ka dhacay Muqdisho iyo waxa sababay

Qarax markale ka dhacay Muqdisho. Qaraxyada ayaa inta badan ka dhaca Muqdisho waxa dadka u dhiga ama ku xasuuqa argagixisada dhiiga Muslimiinta xalaashatey ee shabaab.



Qaraxan ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa dhaawac ka soo gaaray gaari wadada marayay oo ay saarnaayeen laba qof. Argagixisada ayaa miinooyinka ku aasta meelkasta ayagoo aan u aabo yeelin cida dhimanaysa.



Goobta qaraxani ka dhacay ayaa ah wadada warshadaha gaar ahaan ka soo horjeedka xarunta Warshadda Biyaha Caafi.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.