X

Qaraxyada ayaaban ku noolahay mana cararno: huteelkii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena ee Liido oo dib loo furey

Gudoomiyaha gobolka Bnaadir ayaa sheeghay in shacabka Somaliyeed ee ku nool Muqdisho ayna ahayn kuwo ka orda qaraxyada laakiin yihiin kuwo la qabsaday oo kaliya ay daalayaan kuwo dhiiga dadka xalaashaday meelkasta oo ay qarxiyaana ka sii quruxbadan tahay sidii hore.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.