X

Qareenada difaacaya badda Somaliya oo gaaray dalka Holan

Qareenada difaacaya badda Somaliya aya gaaray dalka Holan halkaas oo ay ku taalo maxkamada caalamiga ee kala hagaysa labada dal. Kiiniya oo muddo ogeyd inayna ku joogin cago badan ayaa la sheegay inay la shirtagayso saxiixii bad gadde C/raxmaan C/shakuur, beenaale Shariif Sh Axmed, iyo fadhiid Cumar C/rashiid.


Qareenada dawlada Somaliya oo uu hogaaminayo raiisal wasaare ku xigeenka ayaa maanta xilli dambe tagey dalkaasi Holan oo hadda uu ka jiro xayiraada cudurka Karoona. Waxana lagu xereeyay hutel loogu talogalay martida.

”Kiiniya ayaa maalmo kahor sheegtay inay haysato saxiix hore u dhexmaray maamulkii Shariif sh Axmed iyo Kiiniya uuna ka mid noqon doono dooda ay gudbinayso ayuu yiri wasiirka arimaha gudaha.


Si kastaba ha ahaatee markii la eegay dooda ay Kiiniya uga heshay Tansaaniya, way cadahay inayna meesha dood ku hayn, waxayse ay isku halaynaysaa dawlado Ingiriisku ku jiro oo qaba inayna Kiiniya waxba qiranin haddii laga helo.

Waxay ku doodayaan in Somaliya awood lahayn oo ayna fulin karin xukunka haddana dawladba ka jirin.

C/llahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.