X

Qaxooti Yamaniyiina oo gargaar lala gaaray Qardho

Kadib dhibaato xoogleh oo soo gaartey qaxootiga Yamaniyiinta ee jooga Somaliya gaar ahaan Butlaan ayaa maamulka deegaanka iyo culimo waxay iska kaashadeen sidii loogu gargaari lahaa dadkan ku dhibaateysan gobolka.

Ilaa 254 qoys ayaa waxa loo fidiyay gargaar isugu jira raashin iyo agabyo kale. Waxana loogu baaqay horjooge Siciid Deni inuu gargaar u fidiyo dadkaas ku hoos nool.

“Waxaan ku talo jirnaa inaan guryo u dhisno dadkaan ayuu yiri gudoomiyaha degmada Qardho inkastoo ay jiraan kumanaan Somali ah oo ku dhibaateysan Butlaan oo xataa biyo haysan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.