X

Qayb ka mida dayax gacmeed oo ku soo dhacday dalka Burma

Qayb ka mida dayaxgacmeed ayaa ku soo dhacay dalkaasi Burma ee hadda loo yaqaan Myanmar. Qaybtan oo loo malaynayo in at tahay qaybta dambe ee gantaalka la ganay ayaa kaga gariiriyay tuulo.

Tuulada uu gantaalkani ku soo dhacay ayaa sheegay in guryuhuu ruxmeen dadkuna dareemeen cabsi. Dayacgacmeedkan ayaa loo malaynayaa in uu ka soo dhacay gantaal Shiinuhu u direy hawada sare.

Dawlada Burma ayaa sheegtay in ayna cadayn Karin qaybtan soo dhacday waxa at tahay oo at u baahan tahay khuburo ku takhasusay gantaalada loo diro cirka sare.

 

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.