X

Qayb kale oo ka tirsan ciidanka Danab oo tababar loo soo xidhey

Waxa gobolka Shabeelaha hoose loogu soo xidhey tababar qayb kale oo ka tirsan ciidanka xooga dalka ee Danab oo uu tababaro Maraykanku. Waxa xafladda ka qayb galay saraakiil ka tirsan kuwa xooga dalka. Ciidankan oo u badan dhalinyar ka soo baxday dugsiyada sare ayaa tayo ahaan ka fiican kuwa caadiga ah.




C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.