X

Qaylo dhaan ka soo yeeraysa jidka u dhexeeya Boorama iyo Jabuuti

Qaylo dhaan ka soo yeeraysa jidka u dhexeeya Boorama iyo Jabuuti. Jidkan ayaa aad looga seexday. Laba gaari ayaa is dhaafi waayay waxayna noqotey in mid la rogo si ka kale agmaro.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9wPdrhvWsbo[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.