Maamulka gobolka Awdal ayaa bilaabey biyo dhaamin iyo qaylodhaan xoogan oo loo wado dadka ay abaaruhu waxyeeleen xilli hore ee deegaanada gobolada Awdal oo awal ahaan jirey dhul barwaaqo ah hadase abaaruhu rageeyeen. Goob lagu dhaaminayay biyaha ayaa waxa ka hadley maamulka gobolka Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM