X

Qiso cajiiba hooyo tahriibtey kaligeed iyo ninkeedii iyo caruurtii oo ka daba tahriibey

Abwaan C.risaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani) ayaa wuxuu ka waramay Qiso Xigmad badan oo ka dhacday magaalada Hargeisa, Taasi oo uu ka sameeyay Maanso la yidhaahdo Gadaal Noqod.

Qisadaan ayaa waxay dhexmartay Qoyska Noloshada ku midoobay, oo markaasi haystay Laba Caruur ah, Gabadhii ayaa waxaa lagu diray Ninkeeda, Waxayna go’aan ku gaadhay inay kala tagaan, Inkaasi kadib waxay ka codsatay lacag iyadoo Reerkooda aadey, Gabadh Walaaasheed ah ayaa waxay usoo sheegtay Ninkeeda inuu go’aanka Xaaskiisu yahay inay Tahriibto.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.