Waa qiso cajiiba oo dhexmartey laba nin oo dhul kala iibsaday labaduna ayna ahayn reera aduun ama dad jecel boobka iyo xaaraanta aduunyada laakiin og waxa ka dambeeya iyo xisaabta jirta. Tusaalahan qisadan ayaa dad badan ku cibaaro qaadanayaan markay helaan wax ayna lahayn.
ARAABINEWS