X

Qiso jacayl oo cajiiba oo aan hore loo maqal waa hooyo ka gabowdey nin jeclaa….MAQAL

Waa qiso JACAYL oo aad u cajiiba oo naadir ku ah ummada Somalida, waxayna dhexmartey gabadh iyo wiil Somaliyeed oo ku nool Muqdisho wakhti aan dib u soo noqon Karin oo jacayl dhexmaray dagaalkiina ku qarxay.

Wiilka ayaa dhoofay oo tagey QURBE mana ilaawin jacaylkii uu u qabay Dhool wuxuuna isku dayay in uu xiriiro la sameeyo. Qisada oo dhamaystiran hoos ka dhegeyso.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.