Fanaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige ayaa waraysi xiise leh lagula yeeshay qisooyinkii jacayl ee soo maray iyadoo ka sheekaysay qiso cajiiba oo uu lahaa Sangub oo ku jirey ruwaayad ay dhigtey. Khadra Daahir ayaa ku sugan Hargeysa. ARAABINEWS