X

Qodobadii Sucuudigu Qadar ka rabay ee 13-ka ahaa oo lix lagu soo reebay

Qodobadii Sucuudigu Qadar ka rabay ee 13-ka ahaa oo lix lagu soo reebay. Masuul u hadlay Qadar ayaa sheegay in ay socon waayeen 13-0kii qodob ee Sucuudigu rabey.



Sucuudiga ayaa raba in Qadar isku dhiibto oo cida ay col la yihiin ayaguna col la ahaadaan taas oo Qadar diidey. Qadar ayaa waxa ka taliya urur diimeedka akhwaan Muslimiin.

Waxa jirey waanwaan ay wadeen wadamo Muslimiina iyo kuwo kalaba oo isku dayaya in ay xaalada dejiyaan urur diimeedkastana wixiisa wato.



Lixda qodonb e haray ayaan la sheegin waxa ay yihiin.

Wahaabiyada Sucuudiga oo si xun uGu faafauy Somaliya ayaa gebi ahaanba weerar ku ah dhaqanka Somalida, waxayna dugsi farabadan ku leeyihiin guud ahaan Somaliya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.