Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in qolooyinkan ku suuxsan in ay yihiin jamhuuriyad waa maynoorati marka Somaliland la yiraa waxaanad ogtahay in gobolada intooda badan ayna shaqo ku lahayn goosashada. Siyaasi Cali Faarax ayaa taabtey fanaaniintii la xiray sheegayna in kuwii falkaa ku kacay la soo taago maxkamad.
ARAABINEWS.COM