Qoraa reer Jabuuti ah ayaa bandhiga buugaagta ee Muqdisho ku soo bandhigey buug ka hadlaya garsoorka iyo Islaamka. Qoraaga oo lagu magacaabo Xuseen Cabdullahi Yaraale ayaa ka codsaday culimada in ay fikirkooda ku soo biiriyaan buuga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM