X

Qoryahan ay la ordayaan beesha dhexe waan ka furan doonaa: aqoonyahan reer Buuhoodle ah oo hadlay

Iyadoo maleeshiyo ka socda maamulka Somaliland ay daandaansi ka wadaan magaalooyin ka mida gobolka Sool ayaa aqoonyahan reer Buuhoodle ah horena u ahaan jirey wariye Somaliyeed uu ka digey in qoryahaa ay la ordayaan laga furan doono Haday kibirka joojin waayeen. Wuxuuna sheegay in ay ku jirto cuqdad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.