Berbera–Qoxootigii labaad ee ka soo qaxa weerarada Sucuudiga iyo dagaalada Yaman ayaa xalay soo gaaray Berbera iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay lana geeyay goobo loogu talogalay. Berbera ayaan qaaadi Karin qoxooti farabadan oo la filayo in ay ka yimaadaan weerarada Sucuudiga iyo dagaalada Yaman.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS