X

Qoysas hore u barakacay oo hadda u dhimanaya gaajo iyo haraad Buuhoodle

Qoysas aad u farabadan oo hore abaari u soo barakicisay haddana ku sugan xero lagu magacaabo Barwaaqo una dhaxaysa Buuhoodle iyo Laascaanood ayaa qaylo dhaan ka direy xaalada ay ku jiraan. Hooyooyin saxaafada Dawladda la hadlay  ayaa ka deyriyay gaajo iyo haraad la soo dersay. Gobolkan ay ku noolyihiin ayaan haba yaraatee ka jirin maamul la isku halayn karo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.