X

Tacsi loo dirayo Qoyska Reer Muse Caynaan Riiraash oo uu dirayo Maxamed Maxamuud Shirdoon

Innaalilaah Wa inna ilayhi raajicuun  (KULLU NAFSIN DAA,IQATUL MAWT)  Waxan halkan tacsi aad u Xanuun Badan uga Dirayaa Dhamaan Qoyska reer Muuse Caynaan Riiraash  waxan uga tacsiyadaynayaa geerida    Naxdinta leh ee ku timi adeero muuse caynaan riiraash oo  ku geeriyooday Magaalada Borama  waxan leehay  Dhamaan Qoyska Reer Muuse Caynaan oo ay u  horayso habaryaro Faadumo Rabiile Hufane  iyo Gobolada Galbeedka Somaliland oo uu  ahaa Muuse Caynaan Dadka wax laga waydiin jiray  Dhamaanteen Samir iyo iimaan Adeero Muuse Caynaan waxan ugu ducaynaynaa inuu Qabrigiisa Allah Swt  Ka Dhigo Beer ka mid ah Beeraha Janada AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.