Qoyska Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa ka hadley bug uu geesiga ku af-lagaadeeyay wasiir Muuse Biixi ay ilmo-adeer yihiin oo ku magacaaban warfaafinta.
Qoyskan ayaa sheegay in meelkasta laga soo socdo. Muuse Biixi ayaan eryin wasiirkan qorey buugag uu ku caayay beelo badan iyo qaar ka mida gabdhaha ISAAQA.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=S-0lXpHf9A8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS