Qurbajhoog u dhalatey deegaanka Jaarahoreeto ee gobolka Awdal una dhow Degmada Dilla ayaa xarun caafimaad oo aad loogu baahnaa dhismaheeda ka bilaabey. Waxa goobta ka hadlay dadka deegaanka oo ka mahadceliyay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS