X

Qurbajooge ka mida xisbiga Wadani oo Boorama lagu soo dhaweeyay iyo reer Awdal meelna ugama banaana maamulka Siilaanyo

Qurbajooge ka mida xisbiga Wadani ee C/raxmaan Ciro ayaa reer Awdal u sheegay in ayna meel uga banaanayn maamulka Hargeysa oo shan sano kahor la kala qaybsaday laguna kala tagey. Ma sheegin sida uu u soo qaadayo xaqa ka maqan reer Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.