Faysal Waraabe oo soo dhameeyay socdaal uu ku tagey Ceerigaabo ayaa la hadlay beeshiisa dhexe oo kaliya una sheegay in Dhulbahante uu quus ka taagan yahay hadaynaan soo celina uu ku socdo deegaankani in si fiican looga gooyo magaca dahaaran ee Somaliland. Faysal Warabe ayaa odayada Dhulbahante wacdaro ku dhigeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS