X

Raashinka yar ee abaaraha oo la gaarsiiyo dad dheregsan: waa halkee

Nin ka soo noqdey deegaanada Boon iyo deegaanada ku xeersan ayaa ka qayliyay cadaalad xumo lagu sameeyo raashinka yar ee laga qaybiyo deegaanadaas sheegayna in la siiyo kaliya dadka dheregsan. Wuxuu sheegay in uu soo arkey dadkii ugu darnaa oo ayna waxba soo gaadhin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.