X

Rag badan ayaa u tagey goobta xisbiga Kulmiye Xaglatoosiye dartii waanad aragteen sida loo galay: SAMAALE

Samaale ayaa isna sheegay in doorashadii kaliya ee ka dhacday goobta ay ahayd tii Saylici iyo Xaglatoosiye waanad aragteen sida loogu shubtey. Waanan ogeyn in ay waxani dhacayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.