X

Rag kufsiyo ku eedaysan oo war fool xun laga soo saaray iyo hay’ad baaris dalbatey

Rag kufsiyo ku eedaysan Puntland ayaa war fool xun laga soo saaray. Hay’ad u qaabilsan cudurka dilaaga ah ee aydhiska ayaa soo saaray warbixin ku saabnsan rag kufsi u xiran oo laga helay xanuunka keena aydhiska.


Hay’adda ayaa waxay faraysaa dhamaan dadka u xiran kufsiga oo qaarkood laga helay xanuunka keena aydhiska ee loo soo gaabiyo HIV in la baaro qofkasta oo u xiran kufsi si loo badbaadiyo dadka.


Waxay kaloo hay’adu dalbatey in deg deg loo baaro dhamaan haweenkii la kufsaday si loo ogaado in xanuunkaas lo gudbiyay iyo in kale.

Warkan ayaa soo baxaya ayadoo shalay wasiirada haweenku sheegtay in welli aan la marsiin sharcigii lagula dagaalami lahaa kufsiga iyo argagixisada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.