X

Ragii xasuuqa ka gaystey Paris oo waraysi bixiyay inta ayna dhiman kahor: waxa nasoo direy Alqaacidada Yaman: MUUQAAL

Yaman 10 Jan 2015–Ragii ka dambeeyay xasuuqii Faransiiska ayaa waraysi bixiyay kahor inta an la dilin sheegayna in uu maalgeliyay nin hadda dhintey kana tirsanaa ururka Alqaadida Yaman oo la odhan jiray Anwar Al-Awlaki ninkaas oo Maraykanku dilay,.

Ragan oo hadda la dilay iyaga iyo ninkale ayaa sheegay inay difaac ugu jiraan rasuulka CSW sidaana u fuliyeen xasuuqii ay gaysteen. Waraysigan oo la qaaday kadib xasuuqii xarunta wargeyska ayay xilligana ku jireen afduub kale.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.