X

Raiisal wasaaraha cusub ee Somaliya oo loo sheegay in uu berito waydiisto barlamaanka codka kalsoonida+SAWIRO

Muqdisho 23 Dec 2014–Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa loo sheegay inuu berito oo arbaca ah uu waydiisto barlamaanka Somaliya codka kalsoonida ah. Dadka siyaasada indha indheeya ayaa sheegaya in loo codeyn doono haa iyado ay jirto lacag xooga oo lagu bixiyay inkastoo hadana ay jiraan codad xoogan oo diidan oo ay dhici karto in la diido.

Cumar C/rashiid ayaa hore u fashilmey kuna kacay arimo khiyaano ah sida badda Somaliya dadka badankiisuna way ka naxeen waxase wada Maraykanka si kooxaha diimaha ku qaraabta ee ka buuxa barlamaanka loo dhimo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.