Raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa xariga ka jaray wasaarada macdanta iyo batroolka oo dhismaheeda laga saaray dadkii deganaa in muddo ah. Wasiirka wasaarada macdanta ayaa sheegay in Somaliya tartan kula jirta dalalka caalamka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM