Raiisal wasaaraha Somaliya oo marti ku ahaa barnaamijka dood wadaag ayaa sheegay in maamul goboleedyada jira iyo Xasan Sheekh iyo gudoomiyaha barlamaanka ay ka tashan doonaan sida xigta ee lagu dooranayo madax cusub maadaama ay ku fashilmeen in ay doorasho qabtaan. Waxa halkaas ka soo baxay saxiixayaal cusub.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM