X

Raiisal wasaaraha xilka loo tiriyay oo yiri waxaan magacaabayaa khabiir kufsi

Waxa xukunka loo tiriyay raiisal wasaaraha cusub ee Somaliya Maxamed Xuseen oo noqonaya kii ugu waqtiga gaabnaa. Raiisal wasaare Maxamed Xuseen ayaa la filayaa inaanu waxba soo kordhin ee keliya kursigu u noqdo magac uu ku helo si tartamada kale uga qayb galo.


Wuxuu sheegay inuu wax ka qaban doono kufsiga iyo arimo kale oo aanu sheegi sida uu wax uga qaban karo.
Waxase laga yaabay markuu yiri waxaan magacaabi doonaa khabiir sharci oo kufsiga wax ka yaqaan taas oo loo qaatey inuu gaalo la kaashan doono.

”Waxaan magacaabi doonaa khabiir sharci oo la shaqeya hay’adaha garsoorka ayuu yiri Maxamed Xuseen. Waxa la is weydiinayaa waa kuma khabiirkaas.


Raiisal wasaarihii kalsoonida lagala noqdey ayaa golihiisa wasiiradu meel mariyeen sharci diinta ka hor imaanaya. Si kastaba ha ahaatee Somaliya ayaa u baahanin la yareeyo baahida loo qabo raiisal wasaare.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.