Raiisal wasaaraha Yuhuuda ayaa sheegay in dalkiisu faaido weyn ugu jirto argagixisada Daacish oo dalal badan oo xoogweynaa burbuisey oo kaliya ay dalka maanta iska celinkara argagixisada uu yahay Yuhuuda.
Wadamo Yuhuudu ayna ku dhici jirin ayay manta ka gashaa halkey rabto sida Ciraaq ityo Siiriya oo labadaba at burburiyeemn Sucuudiga, Maraykanka iyo Yuhuuda oo taageersan argagixisada iyo kooxaha kale.
Benyamin wuxuu sheegay in ay hadda xiriir fiican uu la leeyahay Sucuudiga oo isaguna dagaal kula Jira Iiraan oo ay wada necebyihiin. Wuxuu sheegay in bariga dhexe furfurmey oo Israaiil yeelatay saaxiibo qarsoon iyo kuwo hore noola shaqaynayayba.
Dalka Siiriya ayaa Yuhuudu taageertaa daaweysanaa kooxda argagixisada ee D=Nusra halkla Sucuudgigu u dhexeeya labada xagjir ee Wahaabiga ee dadka gaaleysiiya halka Turkigu tageero akhwaan muslimiinta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABIBEWS