Garoowe–Raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa booqasho reer Puntland ku tilmaameen wadatashi ku tagey Garoowe halkaas oo sidii caadiga ahayd la is ag dhigey calanka dalka iyo kan gobolka Puntland. Raiisal wasaaraha ayaa looga digey in uu waqtiga ku lumiyo heshiisyo uu la galo gobolkiisa taas oo aan waxba soo kordhineyn maadaama Puntland u ololaynayso in ay tahay federal saxa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS