Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa amaro cusub soo rogey kadib markii doon ku rogmatey Masar ay ku dhinteen aad u farabadan oo dhalinyaro. Waxana uu ka jawaabay hooyo reer Burco oo si qiiro leh fariin u gaarsiisay meelkasta, codsina u dirtey dawlada Somaliya in la soo qabto raga Masar jooga ee reerkeeda ah ee beenta u sheegay.
Hoos ka daawo hooyada aadka u qiireysan
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS