X

Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya oo fashiliyay fursad Muuse Biixi seegtay

Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa fashiliyay fursad seegtay Muuse Biixi oo had iyo jeer ku taama inuu dawlada Somaliya la galo wadahadal dibedda ah si uu caam uga dhigo maamulka Somaliland.


Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay inuu ogaa fursad raiisal wasaaraha Itoobiya u soo bandhigey Muuse Biixi oo ah in madaxweyne Farmaajo yimaado Hargeysa uuna la socdo Cabi Axmed halkaana lagu wadahadlo, waxase fursadaa ka faaiideysan waayay Muuse Biixi.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.