X

Raiisal wasaare Maxamed Xuseen muxuu ka yiri xasuuqii argagixisada ee Gaakacayo: SAWIRO

Raiisal wasaaraha Somaliya oo ku sugan Gaalkacayo ayaa shalay argagixisadu isku dayday inay qarxiyaaan xilli lagu jirey soo dhaweyn, inkastoo ayna agtiisa ka soo wareegi karin. Weerarka ayaa la aaminsan yihiin inay fududeeyeen siyaasiyiin gobolka ah.


Hadaba raiisal wasaaraha oo ka hadlay weerarkii iyo saraakiisha ku shahiiday ayaa sheegay inaan qaranku marna ilaawi doonin xasuuqa ay dhiigmiiratadu ku hayso shacabka. Waxa su’aalo badan la iska weydiinayaa waxa aaga loo sifeyn waayay inta raiisal wasaaruhu iman.


Taliyaha ciidanka oo isna hadlay ayaa sheegay inaan looga hari doonin dhiigmiiratada xasuuqa shacabka Somaliyeed.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.