X

Raiisal wasaare Maxamed Xuseen oo magacaabay guddiga doorashada

Raiisal wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha guddiga doorashada dadban oo aan la sheegin xilliga ay dhici doonto. Xubnaha ayaa waxay ka kooban yihiin dhamaan gobolada.


Xubnaha Guddiyada ayaa ka kooban Guddiga doorashada Heer dowlad Heer Federaal, Guddiga doorashada Beelaha Banaadir, Guddiga doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi, xubnaha dowladda Federaalka ku dareyso Guddiyada doorashooyinka Heer dowlad Goboleed iyo Guddiga xalinta khilaafaadka.


Doorashada oo dalku aadi rabay mid toosa ayaa waxa ka horyimi kooxda beesha caalamka oo ilaa hadda qasaya dalka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.