Dhuusamareeb–Raiisal Wasaaraha Somaliya Sharmaake ayaa booqasho ku tagey Dhuusameeb iyo Guriceel halkaas oo dagaal ku dhexmaray ciidan taabacsan dawlada Somaliya iyo kooxda Ahlu sunna oo lagu yaqaan la dagaalanka argagixisada ayaa guul ka soo hoysay dagaalkaas.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS