Raiisal wasaare Sharmaake oo la kulmay madaxweyne Geelaha Jabuuti+SAWIRO
Jabuuti–R/w Sharmaake ayaa booqday Jabuuti halkaas oo uu ku soo dhaweeyay madaxweyne Geelaha Jabuuti..lama garanayo socdaalka R/wasaaraha khaaska ah ee uu u tagey Jabuuti inkastoo Jabuuti ay ka joogaan ciidamo badan gobolada koofurta.