X

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo furey jeelka ugu weyn Afrika: SAWIRO

Raiisal wasaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Muqdisho ka furey xabsiga ugu weyn Afrika oo dhismihiisa ay gacan ka gaysatey dawlada Turkiga. Xabsigan ayaa qaadi doona maxaabiis aad u farabadan.


Furitaanka Xabsiggaan ayaa lagu soo beegay dabaal-dega sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, iyadoona munaasabad lagu weynayo maalintaasi qaban-qaabadeedu ka socoto magaalada Muqdisho.


Xabsigan ayaa socdey muddo afar sano ah ayadoo la dhagax dhigey xilligii uu raiisal wasaaraha ahaa fadhiid Cumar C/rashiid.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.