X

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo jawaab kulul siiyay horjoogeyaal dalbadey shisheeye

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa jawaab kulul siiyay horjoogeyaashaii Kismaay ku jirey ee haddana dalbadey in shisheeye u soo gurmado oo kala dhexdhexaadiyo iyaga iyo dawlada dhexe.


Shanta horjoogeyaal ee Cabdiwelli Gaas, Waare Xaaf, Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo lumiyay kalsoonida goobaha ay maamulaan ayaa dalbadey in shisheeye ka soo gaaro dawlada dhexe oo dhexdhexaadiyo.


Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in laga soo gudbey in shisheeye loo qaylo dirsado oo buu yiri Somalidu diidey, wax dadkeenu diideyna anaguna aanaan yeelayn.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jFmfM0ckvsM[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.