X

Raiisal wasaarihii hore oo loo doortey madasha midnimada oo ah urur cusub+MUUQAAL

Muqdisho–Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Cabdiwelli Sh Axmed ayaa loo doortey gudoomiye urur cusub oo la magac baxay madasha midnimada oo ay ku midoobeen siyaasiyiin iyo wasiiro hore uga tirsanaa kumeel gaadhkii Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.