X

Raiisal wasaarihii hore oo xilka ku wareejay kan cusub xaflad ka dhacday Muqdisho oo Xasan Shekh ka qaybgalay+SAWIRO

Muqdisho 25 Dec 2014–Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Cabdiwelli Sheekh ayaa xilka ku wareejay kan cusub Cumar C/rashiid xaflad lagu qabtey Muqdisho oo uu ka qaybgalay Xasan Sheekh.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.